Shirkadda Shamiitada ee Barwaaqo oo markab shamiito sida ku soo xiraysa dekedda Garacad

  • 0

Shirkadda Shamiitada ee Barwaaqo oo markab shamiito sida ku soo xiraysa dekedda Garacad

Tags : 

Shirkadda ganacsiga ee shamiitada Barwaaqo Cement Company ayaa maalinta bishu tahay 22 October 2022 ku soo xiraysa markab weyn oo sida shamiito ka imanaysa dalka Cumaan. Shirkadda Barwaaqo ayaa noqonaysa shirkaddii ugu horeysay ee markab ganacsi ku soo xirta dekedda Garacad.

Waxaa sidoo kale maalinta 22 October dekedda Garacad u furaya madaxda ugu saraysa dalka ee heer Federaal iyo heer Puntland intaba.

Kala xiriri telefoonada kala ah: 7726002/7727554..

Barwaaqo Cement

News and Events

Our Work

Barwaqo Cement Company



Barwaaqo Cement Company is the most advanced and environmentally friendly cement importer in Somalia and in East Africa.